#Araweelo_News_Networ.
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta boqolaal shacabka Magaalada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa ka Hadlay Arrimo baddan oo dhinacyada dhaqaalaha, siyaasadda iyo amniga ah.
Madaxweyne Biixi, wuxuu sheegay in in dhawr mar oo ay dalalka qaarkood ugu holladeen sidii ay Somaliland aqoonsi u siin lahaayeen, balse wuxuu sheegay innay carqadaysay dawladda Federaalka ee Soomaaliya.
Dawladdahaa ayuu Madaxweyne Biixi sheegay innay ugu danbaysay dawladda Ethiopia ee ay ra”iisal wasaaraheeda Heshiiska Is-Afgarad wada saxeexdeen 1 Jan 2024.
Sidoo kale, Madaxweynuhu wuxuu khudbadiisa kusoo qaaday Arrimaha dhaqaalaha iyo amniga, isagoo sheegay in Somaliland maanta meel wanaagsan marrayso.
Muuqaalkan Ka Daawo. Khudbada Madaxweynaha
https://www.facebook.com/100064041909623/posts/pfbid02Z8F2GbetjEcfXRMK9EJBgxcLWUM3mcb11naGjhGzJ3s19Jsn5iLkzrZ1KfqLja7Hl/
Facebook@AraweeloNews
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
@araweelonews /
Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.
Araweelo News Network.
info@araweelonews.com