X

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay Boqolaal Maxbuus

Xabsiga dhexe ee Hargeysa, Image file Araweelo News Network March 2021

Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay maxaabiis  tiradoodu gaadhay saddex boqol iyo dheeraad.

President of the Republic of Somaliland muse Bihi Abdi i, Image Fule Araweelo News Network 26 November 2020.

Sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shebekaddaha Araweelo News Network.

Qoraalka oo ku taariikhaysnaa 1 May 2022, ayaa lagu xusay in Madaxweynuhu cafiska ugu talagalay in ay ka faa’idaystaan maxaabiista xeerku jideeyay cafiskooda, munaasibada ciidda fitriga awgeed.

Qoraalka, ayaa nuxur ahaan u dhignaa sidan, ” In laga bilaabo taariikhda maanta aan Cafis u fidiyo, munaasibadda ciidda Fidriga awgeed maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, oo tiradoodu dhan tahay 360 (Saddex Boqol iyo Lixdan) maxbuus. “

Cafiskani saamayn kuma laha xuquuqda madaniga ah iyo raad ciqaabeedka, ka dhalanaya dembiyadda ay ku xukunnaayeen. Waxa cafiskan fulinaya Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyada oo la raacayo liiska Maxaabiista ayaa la raaciyay qoraalka kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Somaliland.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post