“Weligayo Dagaal nalagagama Adkaan” Madaxweyne Biixi

#Araweelo_News_Network

 

Qoriligud (ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Mawqifka collaadda iyo nabada ee Qaranka Somaliland.

Madaxweyne Biixi iyo wefdigiisa ayaa booqday deegaanka qorilugud, wuxuuna soo dhowayn ballaadhan oo lagu qaabilay kaddib ka hadlay mawqifka Xukuumadda Somaliland ee ku waajahan xaaladda colaadda ka jirta deegaamada uu marayay Madaxweynuhu.

Muuqaalkan Ka Daawo.

 

https://fb.watch/u3kecRASuF/?mibextid=Nif5oz