X
    Categories: Warar

Somaliland Madaxweynaha Oo Kormeeray Mashruuca Wax Soo Saarka Banka Wajaale

Gabiley(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta xadhigga ka jaray waddooyin cusub oo laga hirgeliyey magaalooyinka Arabsiyo iyo Gabiley.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Gabiley, ayaa xadhigga ka jaray waddooyinka cusub ee maamulka dawladda Hoose ee gobolka Gabiley ku fuliyeen xaafadaha kala duwan ee magaalooyinka Gabiley iyo Arabsiyo.

Madaxweynaha oo ku guda jira safar shaqo uu ku tegay deegaanno hoos yimaadda gobolka Gabiley, ayaa sidoo kale kormeeray mashruuca wax soo saarka beeraha ee banka Wajaale, waxana uu indhihiisa  shaqo lagu jarayo hadhuudh iyo badar kala duwan oo mashruuca ay wasaaradda Beeruhu gacanta ku hayso ee Banka Wajaale kasoo go’ay.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post