X
    Categories: Warar

Somaliland: Machadka Saalaxu-Diin Ee Barashadda Diinta Islaamka Oo Hargeysa Laga Furay

Munaasibada Furitaanka Salaaxu-diin

 

Hargeysa(ANN)-Machadka Saalaxu-diin oo lagu baranayo Diinta Islaamka, ayaa lagu baranayaa Quraanka Kariimka ah iyo Casharo kale oo la xidhiidha Arrimaha Diinta.

Machadka, ayaa loogu tala galay dadka danyarta ah Iyo Agoomaha aan awoodin innay hellaan waxbarasho.

Halkan ka Daawo munaasibada furitaanka oo dhsmaystiran.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post