X

#Somaliland Gudidda Doorashooyinka Oo Diyaariyay Hawlwadeenada Doorashooyonka Ee Gobolada Sool Sanaag iyo Gobolada Kale

#Araweelo_News_Network

Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka oo ku guda jira diyaarinta hawlaha Doorashooyinka loo qorsheeyay inay ka qabsoomaan dalka oo dhan 13 November 2024. ayaa   hawlwadeenada Doorashooyinka Gobolada dalka u diyaariyay.

Gobolada Awdal, Maroodijeex Saaxil, Togdheer, Sool iyo Sanaag ayaa loo bilaabay , iyadoo dhammaan Ardayda jaamacaddaha, kuwaas oo Gudidda doorashooyinku sheegeen inay u xusheen Ahmiyada Doorashooyinka iyo masuuliyadda looga baahan yahay.

Muuqaalada Saaxil, Togdheer, Awdal iyo Maroodijeex ee tababarada halkan ka Daawo

Booqo Mareegta KDQ Somaliland! [ www.slnec.net

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post