X

Somaliland: Guddida Doorashooyinka oo Ku Dhawaaqay Natiijada Kuraasta Gollaha Wakiillada Maroodijeex Iyo Magacyada Xildhibaanada Guulaystay

Araweelo News Network.

 

Liiska Kuraasta Wakiillada Ee Maroodijeex

Hargeysa(ANN)-Guddidayada Doorashooyinka heer gobol iyo Degmo, ayaa shaaciyay Natiijooyinka hordhaca ah Kuraasta golllaha Wakiillada Maroodijeex iyo Degmada Hatrgeysa, iyadoo natiijadu si weyn u xoojisay guushii ay labada Xisbi Mucaarad hore u haysteen, gaar ahaan Xisbiga ugu weyn Mucaardka ee WADDANI.

Natiijada la shaaciyay, caawa saqdii dhexe waxay ay saddexda Xisbi kala heleen kuraasta ay murrashxiinta uga tartamayay doorashada ku kala guulaysteen 20 kursi oo gobolka Maroodijeex gollaha wakiillada ka gelaya, Kulmiye, 8 Xildhibaan, WADDANI 7 Xildhibaan, UCID 4 Xldhibaan.

Mudanayaasha saddexda xisbi eek u guulaystay kuraasta Golaha Wakiilada ee gobolka Maroodijeex, waxay saddexda xisbi kala heleen sidan:

 

Xisbiga Kulmiye

 

  1. Axmed Maxamed Maxamuud Kaare
  2. Axmed Cabdi Muuse Cige
  3. Yaxye Cabdullaahi Aamiin
  4. Xasan Saleebaan Dhuxul
  5. Maxamed Xuseen Jaamac
  6. Axmed Yusuuf Nuur Guruuje
  7. Cabdullaahi Sh. Muxumed Axmed
  8. Cabdikariin Maxamed Muxumed

 

Xisbiga UCID

 

1.Cabdinaasir Yuusuf Cismaan

2.Maxamed Khadar Daahir

3.Maxamed Jaamac Ismaaciil

  1. Maxamed Xasan Siciid Maxamuud

 

 

Xisbiga WADDANI

 

1.Barkhad Jaamac Xirsi Batuun

  1. Axmed Dayib Aadab Guuleed
  2. Siciid Maxamed Ismaaciil Diiriye
  3. Jamaal Aadan Diiriye
  4. Eng Axmed Cabdi Ibraahin
  5. Xuseen Ismaaciil Jaamac
  6. Ibraahin Maxamed Jaamac

 

Somaliland: Guddida #Doorashooyinka Oo Shaaciyay #Natiijada Gollaha Deegaanka #Hargeysa

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post