X
    Categories: Warar

Somaliland: Golaha Guurtida Oo Ku Dhawaaqay Muddo Kordhinta Golayaasha Xukuumadda Iyo Golayaasha Deegaanka

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Gollaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay mudda-kordhinta Gollayaasha Qaranka ee ku Waajahan Doorashooyinka Madaxtooyadda, Baarlamaanka iyo Golayaasha Deegaanka.

Xubnaha Guddida Gollaha guurtidu oo saaka fadhi ay yeesheen dhegeystay guddi ay laba maamlmood ka hor u saareen sidii ay usoo qiimayn lahaayeen Xaallada dhinaca Abaaraha baahsan ee ka Jira Dalka iyo muddo-xileedyada dhmaanaya ee Madaxtooyadda, Labada gole ee Baarlamaanka Guurtida Iyo Wakilada Iyo sidoo kale muddo xileedka Golayaasha deegaanka Oo dhamaanaya, kadib markii ay dib u dhaceen dorashooyinkii la filayay inay Somaliland Ka qabsoomaan, ayaa ku dhawaaqay muddo kordhintaa.

Halkan ka Daawo go’aanka golaha guurtida.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post