X

Somaliland: Garyaqaan Mubaarik Aar Oo Sharaxaad Faah-faahsan Ka Bixiyay Go’aanka Maxkamadda Dastuuriga Ah

Araweelo News Network.

Hargeysa)ANN)-Garyaqaan Mubaarik Aar oo ah sharciyaqaan, isla markaana ah Bare dhinaca sharciga ah, ayaa ka hadlay go’aanka Maxakamadda Dastuuriga ee dacwadda laga sugayay jawaabteeda ee Xeer Lr 14.

Garyaqaan Mubaarik Aar, Image Araweelo News Network. 16 Jan 2022.

Garyaqaanka ayaa sharaxaad ka bixiyay saamaynta uu dhinacyada isku khilaafsanaa ku yeelanayo go’aanka Maxkamaddu iyo qaabka ay Maxakamddu u dhigtay go’aankeeda ku taariikhaysnaa 16 Jan 2022.

Arrinta go’aanka ayuu sheegay in uu meesha ka saaray xeerka ay dhowaan Maxkamadda u gudbiyeen muddanayaasha 46 xildhibaan ee gollaha wakiiladda 2021, ku sameeyeen wax ka bedelka iyo kaabista xeer 14 ,2011, wuxuuna xusay in gebi ahaanba Maxkamaddu xeerka ay raacday uu yahay xeerkii hore Xeer Lr. 14, sidaa awgeed wuxuu sharxay dhinacyada saamaynta uu yeelanayo go’aanku.

Garyaqaan Mubaarik, wuxuu si qotadheer u sharaxay arrimaha ku xeeran go’aanka maxakamadda dastuuriga ah iyo qaabka ay arrimaha siyaasada ee murranka dhliyay noqon karaan.

Sidoo kale, wuxuu fasiraad ka bixiyay doorashadda Ururrada siyaasada ee xeerku jidanyo iyto doorashada Madaxtooyaddu sida ay isu waafaqaayaan.

Sharaxaada Garyaqaan Mubaarik Aar ku sharaxay arrimahaa halkan ka Daawo.

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post