X

#Somaliland: Doorkii Halganka #SNM Ee #Fannaanka Caanka Ku Ah Aallada #Sagsifoonka Maxamed #Alto

Araweelo News Network.

#Maxamed #Alto #Fannaanka Caanka Ku Ah Aallada #Sagsifoonka Iyo Doorkiisii Fanka Siddeetanaadkii

 

Hargeysa(ANN)-Fannaanka caanka ku ah Aallada Sagsi-foonka Maxamed Cabdi Abokor “Alto”, wuxuu ka waramay doorkiisii fanka kooxihii uu ka mid noqday sida kooxdii Danan Iyo kuwo kale, sidoo kale, wuxuu ka waramay waayihii nolloshiisa iyo doorkii uu ku lahaa halgankii hubaysnaa ee SNM.

Dhacdooyinkii soo maray nolloshiisa, waayihii kala duwanaa ee lasoo dersay, sidoo kale wuxuu ka waramay shirqool loo sameeyay oo lagu xukumay dil, qaabkii uu uga badbaaday iyo sidii uu kacdoonkii halganka ugu biiray xilligaa.

Waraysi uu Maxamed “Alto” kaga hadlayo arrimahaa iyo kuwo kale, waxaa kala sheekaystay Weriye Khadar Maxamed Cakule oo Magaalada Hargeysa kula kulmay Maxamed “Alto”.

Muuqaalka Halkan Ka Daawo.

 

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews Facebook@AraweeloNews instagram@araweelonews By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist. info@araweelonews.com.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post