X

Somaliland: Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Hawlgal Ka Sameeyay Badda

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo hawlgal ka wada Badda Image File Araweelo News Network 5 March 2021.

Araweelo News Network.

 

#Somaliland: Ciidanka Ilaalada Ka Hadlay Waxyaabo Ay Kala Kulmeen Hawgal Xeebta Bariga Saaxil

Berbera(ANN)-Taliska Guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee fadhigiisu yahay Magaalada Berbera, ayaa sameeyay hawlgal dhanka Badda ah oo qaatay dhawr iyo labaatan saacadood.

Hawgalkaa oo ay kusoo mareen xadka dhinaca Badda ee gobollada Saaxil iyo Sanaag, waxay markii ay kasoo laabteen ka warameen waxyaabihii ay kula kulmeen Badda.

Halkan Ka Daawo Taliye Xiirane iyo Saraakiisha kale oo ka hadlay hawlgalkaa.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post