X
    Categories: Warar

Somaliland: Bulshadu Sidee Uga Jawaabtay Adeegyada Maaliyadda Ee Maamulka Iyo Maarraynta

Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Bulshadda Somaliland, ayaa ka dareen celisay Addeegyada Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka Iyo Maaraynta Dhaqaallaha Dalka.

Warbixin lagu faaqiday mawduucaa oo ka jawaabaysa doorka wasaaradda Maaliyadda iyo adeegyadda ay qaranka u hayso iyu sidoo kale qaabka ay Bulshaddu uga falcelisay hawlaha ay qabato , ayaa lagu faaqdiay warbixintan.

Sidoo kale, waxay ka jawaabaysaa sida ay Bulshaddu u aragto habka casriyaynta ee wasaaradda Maaliyaddu ay ku samaysay adeegyada ay bulshadda u hayso ee ay qaranka masuulka uga tahay.

Arrimahaa iyo kuwo kale waxaad kaga boganaysaa muuqaalkan hoose.

Published by Araweelo News Network.

Fadlan la wadaag saaxiibadaa oo warbxinaha iyo wararka ay soo gudbiyaan shebekaddaha Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post