X

Somaliland Baroordiiqdii Loo Ballamay

Araweelo News Network.

 

#Somaliland: Baroordiiq Loo Sameeyay Gabdhii U Horaysay Ee Ku suntanayd Haweenay ka Hadasha Idaacadda Ugu Da’da Weyn Geyiga Soomaalida ee #Radio Hargeysa

#Hargeysa(ANN)-Marxuumad #Shukri @Xariir ismaaciil, oo ahayd halyeeyad door weyn kasoo qaadatay warbaahinta Somaliland iyo xilligii dawladdii Soomaaliya, isla markaana xilal wasiir kasoo qabatay Somaliland, ayaa munaasibad baroordiiq ah maanta loogu sameeyay Magaalada.

Marxuumadda ayaa Sabtidii todobaadkan 16 Jan 2021 ku geeriyootay Magaalada Hargeysa, waxaana munaasibada ducada iyo baroordiiqda ka qaybgalay masuuliyiin xukuumadda ka tirsan, suxufiyiin ay soo wada shaqeeyeen muddo dheer iyo qaybo kale oo bulshada ka mid ah.

Halkan Kaga Boggo munaasibada ducada iyo baroordiiqda ah.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post