X
    Categories: Warar

Somaliland: Baanka Dhexe Oo Soo Bandhigay Qalab Lagu Ogaanayo Lacagaha Foojariga Ah Ee Dalka Lasoo Geliyo

Saraalka u hadlay Baanka Dhexe ee Somaliland

Hargeysa (ANN)- Masuuliyiinta  Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa Carwada Baananka iyo shirkadaha maaliyadeed oo maanta Hargeysa ka furmay ku soo bandhigay adeegyo lagu hubinayo in lacagta saxda ah ee Somaliland iyo lacagaha la been abuuray.

Saraakiisha Baanka dhexe, waxa kale oo ay halkaa kusoo bandhigeen adeegyada ay bulshadda u hayaan iyo dedaalka dhinaca sarifka ah ee ay sameeyeen.

Warkaas oo faahfaahsan ka daawo muuqaalkan hoose.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post