Hargeysa (ANN)- Masuuliyiinta  Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa Carwada Baananka iyo shirkadaha maaliyadeed oo maanta Hargeysa ka furmay ku soo bandhigay adeegyo lagu hubinayo in lacagta saxda ah ee Somaliland iyo lacagaha la been abuuray.

Saraakiisha Baanka dhexe, waxa kale oo ay halkaa kusoo bandhigeen adeegyada ay bulshadda u hayaan iyo dedaalka dhinaca sarifka ah ee ay sameeyeen.

Warkaas oo faahfaahsan ka daawo muuqaalkan hoose.