X

Somaliland: Agaasimaha Cusub Ee Bangiga Somaliland Oo Xilka La Wareegay.

Agaasimaha Banigiga dhexe ee Somaliland, Maxamed Qaasim, Image Araweelo News Network, 23 May 2023.

#Araweelo-News_Network.

 

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland, Eng. Cali Cabdullaahi , ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Bangiga iyo Agaasimihii hore ee Bangiga.

Maxamed Qaasim oo ah nin dhalinyaro ah ayaa xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Bangiga Somaliland, Agaasimaha cusub Maaxmed Qaasim ayaa dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi u magcaabay xilkaa, waxaana munaasibadda xil wareejinta maanta lagu qabtay Hoolka Bangiga Dhexe.

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe, Cali Cabdullaahi, ayaa xilka u kala wareejiyay labada Agaasime, waxaana goob joog ka ahaa masuuliyin ka socotay laamaha Bangiga, Bangiyada gaarka loo leeyahay iyo marti sharaf kale.

Guddoomiye Cali, ayaa ku amaanay Madaxweynaha inuu xilalka sidan oo kale ah ee miisaanka culus usoo magcaabo dhalinyaro aqoonyahan ah.

Dhinaca kale, Agaasimaha cusub Maxamed Qaasim, oo ahaa Macalin wax ka dhiga Machadyada dalka, ayaa ka yimi degelada waxbarashada oo muddo dheer uu kusoo jiray, wuxuuna  uga mahad celiyay Madaxweynaha inuu xilka culus u garto, isagoo tilmaamay inuu qarankiisa u adeegayo oo uu kasoo baxayo masuuliyada uu qaaday.

Please share with your friends the news and information provided by   Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net

http://archive.araweelonews.com

www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post