#Araweelo_News_Network

Ma leedahay cirrid xasaasi ah, ama Ilkahaaga xal ma la doonaysaa si aad kalsooni ugu dhoola cadayso? Ma waxaad gabi ahaanba la liidataa xanuunada ilkaha , sida Suuska iyo dhagaxa ku dhasha Ilkaha?

Ma waxaad tahay caajis subaxdii oo waxaad doorbidi lahayd inaad seexato 5 daqiiqo oo kale? miyaad ka baqaysaa dhakhaatiirta ilkaha? Sidoo kale, ma kala dheeraadeen Ilkahaaga qaarkood, ama ma jiran qaar ja-jabay, ama meesha ma maqa, mase doonaysaa inaad qurxiso Ilkahaaga si aad u muujiso dhoolacadayn soo jiidasho leh iyo kalgacal

Advertisement

Advertisement

Haaddii aad tahay dadka dhibaatooyinkan  haystaan, ama astaamahan qaarkood, waxaad u baahan tahay inaad ka faa’idaysto xarunta cusub ee Mubaraak Medical Center oo dhowaan furtay qaybta Mubaarak Dental Ilkaha iyo Ciridka oo qabata adeegyada caafimaad ee Ilkaha iyo Ciridka, taas oo lagaaga furay badhtamaha Magaalada Hargeysa.

Advertisement

Advertisement

Advertisement

Advertisement

Xarunta Mubaarak Medical Center qaybteeda Ilkaha ee Mubaarak Dental Best Clinic in Hargeisa Somaliland oo ay kuugu diyaar yihiin dhakhaatiir ku xeel-dheer dhammaan waxyaabaha khuseeya Ilkaha iyo Ciridka, kuwaas oo haysta qalab casri ah, kaas oo ah noocyada ugu muhiimsan ee ugu tayada wanaagsan qalabka loo adeegsado Ilkaha iyo sidoo kale, dawooyinka ay soo saaraan shirkaddaha ugu waaweyn ee ugu caansan xagga dawooyinka ee Maraykanka.

Advertisement

Advertisement

Mubaarak Dental Clinic

Mubaarak Dental Clinic

Mubaarak Dental

 

Mubaarak Dental waxay ku taal badhtamaha Magaalada Hargeysa, xaafadda Shidhka, dhinaca Galbeed ee Masjidka Ibraahim Dheere, marka aad joogto waxa kuu muuqanaya Boodhka Mubaarak Medical Center, halkaas oo aad ka helayso dhakhaatiirta Ilkaha oo kuugu adeegaya si hagar la’aan ah, marka aad gaadho goobta  waxaad runtii rabi doontaa in qalabkan cusub iyo dhakhaatiirtu kuu adeegaan.

Sidee u daryeeli kartaa ilkahaaga?

Advertisement

– Advertisement

Mubaarak Best Dental Clinic in Hargeisa Somaliland

Su’aashan iyo dhammaan su’aalaha aynu xagga sare kusoo aragnay waxa kaaga jawaabaya Dhakhaatiirta Mubaarak Dental Best Clinic in Hargeisa Somaliland Waa hubaal inaad ka faa’idaysanay fursadan ee gaadh xarunta Mubaarak Medical Center qaybteeda Mubaarak Dentel, ama La xidhiidh Telefoonada hoos ku qoran, wixii faahfaahin intaa dheer.

 

La xidhidh numbrka :
063-7700077
523386

Ama kala xidhiidh Facebookpage Mubaarak Dental Clinic Hargeisa