X
    Categories: Warar

Sidee Looga Xusay 28-guurada Maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May Magaalada Laascaanood?

Laascaanood(ANN)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ka mid ahayd magaalooyinka sida diirran looga xusay 28-guurada ka soo wareegtay maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo maanta laga dabbaal-degay Somaliland,

munaasibada xuska Reer Sool waxa shacbiga kala qaybgalay xuska Wasiirro, Masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan Madaxda iyo Maamulka heer gobol iyo degmo.

Madaxda ka qaybgalay xuska, ayaa Khudbado ay jeediyeen kaga warramay maalintan iyo sida ay Somaliland ugu wayn tahay iyo sida loogu baahan yahay in Bulshada Somaliland gacmaha isugu qabsadaan ilaalinta Qarannimada, Nabadgelyada iyo Midnimada iyo wax wada qabsiga Shacabka.

Xuska 28-guurada 18-ka May ee sida looga xusay Laascaanood, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

18 May 2019 Laascaanood
admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post