Wadadaa oo ay iska kaashadeen dadka deegaanka iyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxa shalay Madaxweynuhu xadhiga ka jaray 5km oo ka mid ah 28km ee laga dhigay Laamiga, wuxuuna balanqaaday in ay xukuumaddu sii wadayso dhismaha wadadaa qaybteeda, iyadoo dadka deegaanku balanqaadeen in ay dhinacooda diyaar u yihiin, isla markaana soo dhowaynayaan waxtarka xukuumaddooda.
Booqashada Jidkaa ee Madaxweyne Siilaanyo xadhiga kaga jaray.