X
    Categories: Warar

Raysal Wasaaraha Somalia Oo Dib Ula Noqday Golihiisa Wasiiradda kadib Diidmada Baarlamaanka

Mogadishu(ANN)Raysal wasaaraha Somalia Cabdirashiid Cumar, ayaa aqblay soo jeedinta Baarlamaanka ee ahayd inuu soo dhiso xukuumad tayo leh oo aan si gaar ah ugu xidhnayn koox, wuuxuna qoraal si cad ugu muujiyay inuu toxgeliyay soo jeedinta talooyinka Baarlamaanka ee Golihii Wasiiradda cusub ee uu todobaadkii hore magcaabay.

Qoraal Raysal wasaaruhu ku aqbalay arrintaa ayaa u qornaa sidan;

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post