X
    Categories: Warar

Qodobbada Qaraarka Maxkamadda Sare Ee Somaliland Kasoo Saartay Dacwada Mucaaradku U Gudbiyay

Hargeysa(ANN)Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ah Hay’adda sharci ee ugu saraysa dalka, ayaa go’aan kasoo saartay dacwad Axsaabta Mucaaradku u gudbiyeen oo la xidhiidhay qorshe ay ku doonayeen in ay qabtaan shirweyne qaran, kaas oo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaaantay mid qaanuunka iyo dastuurka dalka ka hor imanaya, isla markaana dalka ku celinaya nidaam beeleedkii laga soo gudbay.

Hase yeeshee Labada Xisbi Mucaarad ayaa dacwad ay ku dalbanayaan shirweynaha qaran ee xukuumaddu hor istaagtay u gudbiyay Maxkamadda sare, wxayna maxkamaddu soo saartay Khamiistii qodobadan hoos ku qoran:-

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post