Araweelo News Network
profsamatariyo

Hargeysa(ANN)-Prof. Axmed Samatar, ayaa ka hadlay arrimo badan oo Xukuumadda KULMIYE iyo xisbigeedu qabteen mudadii uu xilka hayay. sidoo kale wuxuu ka hadlay arrimaha loo baahanyahay in wax laga qabto ee dhinacyada adeegyada aasaasiga ah iyo horumarka bulshada.

Prof. Samatar, wuxuu sidaa ka sheegay kulan casuumad casho ah oo dhallinyarada xukuumadda iyo KULMIYE u sameeyeen.

Halkan Ka Daawo.