X

#Natiijooyinka Gollayaasha #Ceergaabo, #Celeefweyn, #Caynaba,#Oodweyne,#Baki #Baligubadle Ee Doorashooyinka #Somaliland

Farriinta wacyigellinta guddida doorashooyinka Somaliland Image Araweelo News Network.

Araweelo News Network.

#Hareysa(ANN)-#Natiijooyinka #Gollayaasha #Degmooyinka Lix Demo, ayaa la shaaciyay, Guddida #Doorashooyinka heer Degmooyinka  ee kala ah, #Ceergaabo, #Celeefweyn, #Caynaba, #Oodweyne, #Baki #Baligubadle,ayaa sida ay u kala heleen xildhibaanada gollayaasha deegaanka ee degmooyinka iyo sida saddexda Xisbi KULMIYE, WADDANI, UCID.

Degmada Ceerigaabo oo kuraasta gollaha deegaanku tahay 13 xildhibaan, waxa Xisbiga  WADDANI, 6, Xisbiga KULMIYE,  5, Xisbiga UCID, 2.

 

Degmada  Ceel-Afweyn Natiijada hordhaca ee degmada kuraasta gollaha deegaanka waa 11 xubnood, waxayna saddexda Xisbi u kala heleen, KULMIYE, 5,  WADDANI, 3, UCID, 3.

Natiijada hordhaca ah ee Degmada  Caynaba oo kuraasta gollaha Deegaanka 9 xildhibaan, waxayna saddexda Xisbi kala heleen sidan, Xisbiga, KULMIYE, 4, WADDANI, 2,  UCID, 3.

Natiijada Degmada Oodweyne oo 11 Xildhibaan gollaha deegaanka yahay, waxay saddexda Xisbi kala heleen, WADDANI, 6, KULMIYE, 4, UCid, 1 xildhibaan.

 

#Natiijada Degmada Baligubadle, kuraasta gollaha deegaanku waa 8 xildhibaan, waxayna saddexda Xisbi u kaal heleen sidan: Kulmiye, 4,  WADDANI, 3, UCID, 2.

#Natiijada Degmada Baki, kuraasta gollaha deegaanka ayaa ah 9 xildhibaan, waxayna saddexda Xisbi kala heleen, WADDANI, 5, KULMIYE, 3, UCID 1 xildhibaan.

Somaliland: Natiijada Doorashooyinka Oo Si Habaqle Ah Loo Shaaciyay Degmooyinka Qaarkood Iyo Sababta Dib U Dhaca

 

 #Natiijooyinka Sagaal Degmo Doorasho oo kala ahaa #Sool, #Taleex  #Buuhoodle iyo #Sheekh, Lughaya, #Saylac, #Gar-adag, #Xudun iyo #Saalxley, ayaa hore loo shaaciyay shalay ilaa xalay, waxayna dhammaan degmooyinka la shaaciyay noqonayaan 15 Degmo Doorasho oo ka mid ah 23 Degmo Doorasho oo dalka oo dhan, kuwaas oo ay siddeed Degmo oo u badan kuwa waaweyn ay hadheen, isla markaana weli natiijooyinkoodu laalan yihiin, balse shebekadda Araweelo News Network, ayaa soo gudbin doonta natiijooyinka degmooyinkaa iyo Natiijooyinka Gollaha Wakiilada Lixda Gobol marka laga reebo Gobolka Sool oo Xidhibaanaada Gollaha Wakiillada sida saddexda Xisbi ugu kala guulaysteen la shaaciyay.

Natiijada Doorashooyinka Somaliland Shan Degmo Oo Si Hordhac Ah Loo Shaaciyay

 

Follow us Twitter@Araweelonews

Like Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post