X
    Categories: Warar

Natiijada Dadka Iska Diiwaangeliyay Magaalada Burco Oo Muujisay Sida Dadweynaha Gobolka Togdheer Ugu Soo Baxeen Diiwaangelinta

Araweelo News Network

muuqaal dad ku jira safafka diiwaangelinta


Burco(ANN)Liiska Tirada dadka isdiwaangalisay gudaha Magaalada Burco muddo laba Todobaad ah oo ay diwaangalintu ka socotay Caasimada Labaad ee Somaliland xarunteeda magalaada Burco, ayaa la shaaciyay maanta.

Shan goobood, ayaa la sheegay inay kasii soconay diiwaan gelintu, iyadoo Degmada Oodweyne iyo Tuulooyinka Magaalada Burco weli aan isu geynta tirada dadka is diiwaan geliyay la shaacin, waxayna natiijada hordhaca ah ee Magaalada Burco dadka iska diiwaan geliyay muujinay inay dadka gobolka Togdheer usoo baxeen diiwaangelinta.
.

T/X Magaca Xaafadda Burco Tiradda Diwaagelinta

1 Xaafadda Cali Xuseen 1.042 Xubnood

2 Xaafadda Koosaar 1.251 “

3 Xaafadda Sheekh Yuusuf 3.019 “

4 Xarunta Sooyaal 3.510 “

5 Guriga Cuqaasha 3.094 “

6 Khayriyadda 3.719 “

7 Guriga Dumarka(Womons Club) 4.026 “

8 Xaafadda Tuurta 2.930 “

9 Xaafadda Maxamed Cali 2,640 “

10 Xaafadda Salebaan Kulul 1.801 “

11 Dugsiga H/Dhexe Togdheer 2.993 “

12 Geershka Ina Aw Xersi 3.824 “

13 Dugsiga H/Dhexe Qasabka 3.224 “

14 Dugsiga 15 May 3.272 “

15 Xaafadda Xiro-dhiig 4.534 “

16 Xanaadda Dhexe 2.985 “

17 Xaafadda Gabooyaha 3,345 “

18 Garoonka Kubadda Cagta 3.434 “

19 Xaafadda Enjiyadda 3.393 “

20 Xaafadda Abu Dabeey 3.485 “

21 Xaafadda Faarax Oomaar 4.013 “

22 Xaafadda qulumbe 3.146 “

23 Xaafadda Aadan salebaan 1.193 “

24 Xaafadda Plasa 3.388 “

25 Xaafadda Ladan 3.617

Total 76.778 qof

Xiggasho: Hayaannews.net

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 63 476 4409

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post