X
    Categories: Warar

Muuqaalo iyo Weedho fasiraya waxyeelada ABAARAHA Deegaamada Xeebaha SAAXIL

Araweelo News Network

Berbera(ANN)Guddiga Abaaraha ee Gobolka Saaxil iyo xubno ka tirsan Gollaha Deegaanka Berbera ayaa ka deyriyey xaaladaha dad iyo duunyo ku sugan yihiin, baaq dheerna u diray shacabka Somaliland taakulayntooda, ka dib kormeer ay ku soo mareen deegaanada xeebaha Barriga ee waxyeelada ka soo gaadhay abaarahu saameeyeen ee gobolka Saaxil.

Wefdiga oo sheegay inay soo mareen deegaano kala duwan oo ku dherersan xeebaha Barriga Saaxil ayaa sheegay iay ku soo arkeen waxyeelada dhimasho ee soo gaadhay noocyada kala duwan ee muwaashiga oo u badan Adhiga, Idaha iyo geela, halka sidoo kale muuqaaladooda laga akhrisanayey tacabka iyo diifta ka muuqatay dadweynaha kala duwan ee deegaanada ku sugnaa.

Qaar ka mid ah dadka ku sii hadhay deegaamada oo baddi dadkii degenaan jiray ka hayaameen oo ka hadlay ayaa yidhi, sidan:-

“iska agjoog, oo isaga raxanraad oo waraabi mooyee, inta hadhay, faalo ma laha, wax la qasho iyo wax la iibsado midna ma laha. Xoolaha dhimashadoodu tiro ma laha

,”

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post