X
    Categories: Warar

Muuqaal Dhamaystiran Qaabkii Uu Shirka Golaha Dhexe Ee Xsbiga KULMIYE U Dhacay Daawo

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo hagaya shirka Golaha Dhexe intii lagu jiray Doorashada Hoggaanka Golaha Dhexe 26 February 2019.

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah Guddoomiyaha ย Xisbiga KULMIYE, ayaa soo gunnaanaday shirkii lixaad ee golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo 26 Febeury 2019 lagu soo gebagebeeyay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Muuqaal Barnaamij laga diyaariyay shirka iyo qaabkii uu u qabsoomay iyo doorashadii Hoggaanka Golaha Dhexe ee lagu doortay shirka oo dhamaystiran halkan ka Daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post