X
    Categories: Warar

Musharaxa Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Khilaafka Xisbiga KUMIYE

Hargeysa(ANN)Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen oo kusoo laabtay dalka, kadib safar dibbada ah oo mudooyinkan uu kaga maqnaa dalka, ayaa ka hadlay xaaladda xiligan ee dalka iyo khilaafka Xisbul-xaakimka ee KULMIYE.

Mr. Jamaal Cali Xuseen oo maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport ee Hargeysa,waxa si weyn ugu soo dhoweeyay halkaa masuuliyiinta Xisbiga UCID, Taageerayaal xisbiga ah, Salaadiin iyo madaxdhaqameed baddan.

Musharaxa Xisbiga UCID ee Madaxweynaha, Mr. jamaal, wuxuu ka hadlay arrimo baddan, isagoo si gaar ah uga hadlay xaalada dalka ee xiligan iyo khilaafka ka aloosan shirka golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE.
Halkan Ka Daawo arrimaha uu ka hadlay Jamaal Cali Xuseen Riix.

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post