X
    Categories: Warar

Muj. Xasan Guure Jaamac Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Is-bararyaaca KULMIYE Iyo Xukuumaddiisa

Xasan Guure Bixix iyo Jamaal cali Xuseen Midig photo File Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Muj. Xasan Guure Jaamac oo ah Guddoomiyaha Kooxda siyaasiyiinta Mumeteliinta Mucaaradka ee la baxay Madasha Wada-tashiga Somaliland, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay is-bararyaaca musharashaxiinta Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa, wuxuuna sidoo ka hadlay loolanka Musharaxnimo ee loogu jiro Xisbiga Kulmiye, isagoo tilmaamay inay khalad tahay in Madaxweynaha oo ilaa hadda aan caddeyn inuu tanaasulay ay Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga ay ku dhawaaqaan Murashaxnimadooda.

Muj. Xasan Guure “Jahaweerar ayaa ku jira in Madaxweynuhu Murashax yahay iyo in aanu ahayn, hore wuu u sheegay inuu murashax yahay, ilaa haddana lagama hayo inuu tanaasulay, wax aad loola yaabo ahayd in Madaxweynaha oo aan wali tanaasulin ay is-barbar yaacaan Wasiiro iyo Rag kale oo sheegaya inay yihiin Murashaxa Madaxweyne oo Xisbiga Kulmiye, sida ay aniga ila tahay Madaxweynaha ayaa Musharax ah, maxaa yeelay Murashaxiintani kuma heshiinayaan, aadna wey u adag tahay inay isku tanaasulan, balse dhammaantood waa ka wada raali inuu Madaxweynuhu Musharax noqdo”.ayuu yidhi Muj. Xasan Guure.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post