X
    Categories: Warar

Maxkamadda Gobolka Hargeysa Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Haweenay Lagu Eedeeyay Inay Faafinàysay waxyaabo Diinta Ka Baxsan

Somalilànd:Hargeysa(ANN)Maxkamada Degmadda Gobolka Hargeysa, ayaa xukun kala duwan ku rida Haweenay lagu magcaabo Sacdiya sheekh Yuusuf Wardheere oo lagu eedeeyay inay si khaldan ugu faafinaysay Diinta Bulshada ku dhaqan caasimadda Somalilànd ee Hargeysa.

guddoomiyaha Maxkamàdda Cabdirashiid Beer-Beer Geel, ku dhawaaqay go’aanka xukunka Maxkamadda, wuxuuna sheegay in Maxkamaddu ku xukuntay Haweenaydaa màgaceedu yahay Sacdiya Sheekh Yuusuf Wàr-dheere sanad xadhig ah, hal milyan oo lacàgta Somaliland oo ganaax ah iyo in la masaafuriyo marka ay dhamaysato xukunkaa oo loo masaafuriyo dalka Somalia ee ay ka timi.
Garsooraha ayaa sheegay inay haweenaydan Diinta islaamka si khaldan u adeegsanaysay, isla markààna waxa uu sheegay in waxyaabaha ay faafin jirtay ay ka mid ahaayeen in dadka dawlada u shaqeeyaa lacagta ay qaataan xaaraan tahay. Sidoo kale waxa lagu eedeeyay inày Faal iyo waxyaabo kale oo diinta Islaamku aanay ogolàyn ku shaqaynaysay, iyàdoo garsooruha Maxkamàddu sheegay in eedaha kale ee loo haystay ay ka mid ahaayeen inày qoysas iska hor keentay, iyadoo adeegsaay waxyaabo aanay Diinta Islaamku ogolàyn.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post