X
    Categories: Warar

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Siilaanyo Ergayga Midowga Yurub Ee Arrimaha Soomaalida

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay maanta Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Michele Cervone d’Urso iyo saraakiil la socday.

Madaxweynaha, waxa kulankaa ku weheliyey Wasiirka Arrimaha Dibbeda, Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiir Arrimaha Gudaha, Cali Maxamed Warancade, Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Axmed Cali iyo Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr).

Kulnka ka dibna waxa saxaafada si wada jira ula hadlay wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland iyo Ergeyga Qaramada Midawga Yurub, iyagoo ka warbixiyey ujeedada kulanka iyo waxyaabaha laga wada hadlay.
Halkan ka daawo Riix.

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post