X
    Categories: Warar

Maxaa Kasoo Baxay Kulan Dhexmaray Guddida Doorashooyinka Somaliland Iyo Xisbiyada Qaranka

Hargeysa(ANN)Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay wakiilo ka socday sadexda Xisbi.

Kulankaa oo maanta ka dhacay Xarunta Komishanka ee magaalada Hargeysa, ayaa lagaga hadlay arrimaha doorashooyinka kaabiga saaran iyo diiwaangelinta weli qabyada ah ee ka socota gobolada dalka qaarkood.

Warbaahinta, ayaa dibada ka joogtay kulanka, balse markii laga soo baxay waxa faah-faahin ka bixiyay waxyaabaha lagaga hadlay iyo waxa laysla qaatay Masuuliyiinta Xisbiyada Qaranka.

Halkan Riix Warkaa oo dhamaystiran

Araweelo News Network
Somaliland Office
E-mail Jaamac132@gmail.com
info@araweelonews.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post