X
    Categories: Warar

Marwo Aamina Suldaan Oo U Dhaq-dhaqaaqda Qadiyada Somaliland Oo Ka Hadashay 29-Guurada 18May

Johannesburg(ANN)- Marwo Aamina Suldaan oo u ololaysa Xoriyada iyo sidii ay Somaliland dunida uga heli lahayd aqoonsi, ayaa ku hanbalyaysay shacbiga Somaliland munaasibada 29-guurada kasoo wareegtay markii ay lasoo noqotay xoriyadeeda shirkii Burco 18 May 1991-kii.

Marwo Aamina Suldaan

Marwo Aamina Suldaan oo ku suntan dadka sida weyn naftooda iyo waqtigooda ugu huray sidii ay Somaliland u noqon lahayd qaran dunidu aqoonsantahay], waxay  ka hadashay qadiyada Somaliland 29-guuradii kasoo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay qaranimadeeda.

Marwo Aamina Suldaan oo deggan dalka South Africa oo ay muddo dheer ku noolayd, halkaas oo ay deganayd laga soo bilaabo 1992-kii, waxay muuqaal ay kaga hadlayso munaasibada 18 May soo gaadhsiisay shebekadda Araweelo News Network.

Halkan Ka Daawo Marwo Aamina Suldaan

READ: #Somaliland Freedom Fighter

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post