X

Maraykanka Oo Qaraxii Ugu Weynaa Si Qarsoodi Ah U Fuliyay Xilli Madaxweynaha Faransiisku Booqday Washington

B-21 Raider

Araweelo News Network.

 

 

Washington (ANN)-Maraykanka ayaa soo bandhigay qaraxii ugu dambeeyay, kaas oo si qarsoodi ah oo ka dhacay xaflad ka dhacday California.

Qaraxa, ayaa la sheegay inuu yahay nooca hubka wax gumaada ee B-21 Raider, kaas oo ay ku baxayso malaayiin dollar, waa duqaymihii ugu horreeyay ee istaraatiiji ah oo Maraykan ah oo la soo saaro muddo soddon sano ah.

Waxaana la soo bandhigay xilli ay sii xoogeysatay xiisadda u dhaxaysa Ruushka iyo Shiinaha.

Sidoo kale, qaraxa lasoo bandhigay ee Maraykanka oo si dhab ah loo shaacin, isla markaana si qarsoodi ah loogu soo bandhigay xaflad ka dhacday California toddobaadkii hore, ayaa kusoo beegmay xilli Madaxweyneha Faransiisku uu booqanayay Washington.

Madaxwerynaha dalka Faransiiska Emanuel Macron ayaa booqday dalka Maraykanka Arbacadii toddobaadkii hore. Madaxweyne Emmanuel Macron ee Faransiiska ayaa Washington ka helay matiqaad, waa booqashadii ugu horreysay ee hoggaamiye ajnabi ah tan iyo markii uu xafiiska la wareegay Madaxweyne Biden.

ujeeddada Emmanuel Macron ee Washington, ayaa lagu sheegay in ay la xidhiidho sidii Madaxweynaha Maraykanka loogu qancin lahaa inuu wadahadal toos la yeesho Madaxweynaha dalka Ruushka VLADiMIR Putin.

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa la filayaa in aannu waqti xaadirkan diidi doonin wada hadalka iyo wada xajoodka Madaxweynaha Ruushka Vladimir V. Putinm wallow ay soo baxayaan xoggo sheegay in hehsiisku yahay mid loo baddinayo inuu noqon doono mid qarsoon oo sir ah, maadaama ay reer galbeedku dhanka WARBAAHINTA ka buunbuuniyeen inay dagaalka Ukraine ay ku jebiyeen Ruushka.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post