X

Madaxweynihii Ugu Cimriga Dheeraa Madaxweynayaasha Soo Maray Maraykanka

Madaxweynihii Maraykanka Jimmy Carter, Image 19 Jun 2023, Araweelo News Network.

#Araweelo_News_Network.

Madaxweynihii Ugu Cimriga Dheeraa Madaxweynayaasha Soo Maray Maraykanka

Madaxweynihii hore ee Maraykanka  Jimmy Carter wuxuu dhashay 1 Oct, 1924. Wuxuu soo noqday Maayarkii 76aad ee Magaaalada Georgia ee Gobolka Atlanta, balse markii uu noqday Madaxweynaha 1977, wuxuu xilkaa hayay 1977-1981.

 

Jimmy Carter, ayaa noqday Madaxweynihii ugu cimriga dheeraa ee taariikhda Maraykanka, da’diisu waa 98 jir.  Madaxweynaha labaad ee kusoo xigay ayaa noqday George Bush oo 2018 dhintay, iyadoo da’diisu ahayd 94 Sano jir.

 

Madaxweynihii hore Maraykanka Jimmy Carter ayaa hadda la nool qoyskiisa, wuxuuna sheegay in inta noloshiisa ka hadhsan uu qooyskiisa la noalaan doono.

 

Balse arrinta yaabka lae ayaa ah inay Wada noolyihiin xaaskiisa jassy Carter, sidaana waxay ku noqdeen  waxayna noqdeen lammaanihii ugu cimriga dheetaa ee wada noolaada marka la eego Maraykanka oo aannay inta baddan dhicin sidan oo kale, waxayna Jimmy Carter iyo xaaskiisa jassy Carter wada noolaayeen 75 sano.

Waxa qoray Dr.Ahmed Hassan Saalah oo ah dublamaasi Madax-banaan oo yaalaaba wax ka qora arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah, isla markaana qoraalo warbixino iyo maqaalo kala duwan hore ugu qoray shebakaddaha Araweelo News Network.

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post