Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (SIILaanyo), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda u saraysa Hay’adda Islamic Relief oo booqasho ku yimi maanta Somaliland.
Madaxweyne Siilaanyo iyo masuuliyiinta Hay’adda Islamic Relief, waxay ka wada hadleen xaalada Abaaraha baahsan ee ka jira dalka iyo arrimo kale .
Halkan Ka Daawo