X
    Categories: Warar

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Haweenay Safiir Ku Xigeen Dawlada Britain U Magcawday Safaaradeeda Ethiopia

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador. Cat Evans oo ah haweenay safiir ku xigeen cusub oo dawlada ingiriisku dhowaan u magcawday safaarada ay ku leedahay xarunta dalka Ethiopia ee Adis-ababa.

 

 

 

 

Ambassador. Cat Evans

Ambassador. Cat Evans oo booqashada ay ku timi Somaliland lagu sheegay inay ujeedadeedu tahay mid is barasho ah, waxayna kulan albaabada loo xidhay la yeelatay Madaxweynaha Somaliland oo ku qaabilay xafiiska, kulankaa ka dib waxay haweenayda iyo Wasiir ku xigeenka arrimaha Dibadda Mawliid Maxamed Karaani wada jir ula hadleen saxaafada.
Halkan ka dhegeyso codka riix.

 

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post