X
    Categories: Warar

Madaxweyne Siilaanyo Oo Kusii Jeeda Jiida Hore Ee Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Somaliland

Araweelo News Network

kolanyada


Burco(ANN)Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa galabta gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Madaxweyne Siilaanyo iyo wefdigiisa oo gaadhay Burco


Madaxweyne Siilaanyo, ayaa saaka safar ugu baxay gobolada Saaxil iyo Togdheer, iyadoo dadeynaha Togdheer iyo Saaxil si balaadhan usoo dhoweeyeen Madaxweynaha iyo wefdigiisa.

Weftigia Madaxweyne Siilaanyo, ayaa u hoyday caawa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxaana la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo inuu gaadho Magaalada Oog maalinta beri, halkaas oo uu uga sii gudbi doono fadhiisimada hore ee jiida ay ciidanka Somaliland ku sugan yihiin ee Ganbadhe oo kulaalay xadka Somaliland la wadaagto Somalia ee duleedka Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Somalia ee Punt land.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 63 476 4409

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post