X
    Categories: Warar

Madaxweyne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi Gardaradii Dawlada Djibouti

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminaayay ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, ka dib markii ay soo dhamaysteen boqasho ay ku joogeen muddo afar maalmood ah boqortooyada Kuwait halkaas oo uu ku marti-qaaday Amiirka dalka Kuwait Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah.
Halkan ka daawo Madaxweyne Siilaanyo, muxuu ka yidhi weerarkii Djibouti halkan riix.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post