Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo wefdigiisa, ayaa si balaadhan maanta loogu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport. kadib markii ay soo dhammaysteen safar qaatay muddo 20 maalmood ah oo ay ugu maqnaayeen dalalka Imaaraadka Carabta iyo Ingiriiska.- 8 years ago
admin
Categories:
Warar
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefdigiisa Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay Dalka
Related Post
-
Somaliland: Fadhiga Lagu Faaqiday Xaaladda Amniga Dalka Iyo Arrimaha Kale Ee Qaranka
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro), ayaa lagu faaqiday…
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Xaqiijiyay Qorshihiisa Daryeelka Maxaabiista Iyo Manhaj Loo Diyaariyay Xabsiyada Dalka
Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)_-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad…
-
Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Guddida Diiwaangelinta Iyo Dib-u-habaynta Ciidamada Qaranka
Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Guddida Diiwaangelinta Iyo Dib-u-habaynta Ciidamada Qaranka…