Araweelo News Network
Baligubadle(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Isla markaana ah Murrashaxa Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumadda ka tirsan Iyo saraakiil Xisbiga ah, ayaa Ololaha maalintii saddexaad ee Xisbiga KULMIYE, kala qayb galay Bulshada ku dhaqan Deegaamada Gobolka Hawd, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyey.
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa halkaa kula hadlay kumanaan qof oo taageerayaasha xisbiga Kulmiye ah, kuwaas oo muujinayay taageerada cududdooda.
Halkan ka Daawo: