X
    Categories: Warar

Madaxweyne Biixi Oo Munaasibado Isku Mid Ah Maalmo Guddohood Kaga Cawday Internetka Iyo Tignoolajiga


Boorama(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa mar kale munaasibado isku mid ah kaga dhawaaqay dhibaatooyin uu sheegay inay sababeen Tignoolajiga iyo isticmalka internetka.


Madaxweyne Biixi, waxa kale oo uu munaasibadahaa oo ahaa xafalado Jaamacadeed kaga hadlay dhibaatooyinka ay sababaan dagaalada dhemara dadka deegaamada, wuxuuna Madaxweyne Biixi oodabayaaqadii Aug 29th ka hadlayay Munaasibad qalinjebin Ardaydii dhamaysatay Jaamacadda Hargeysa, ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayo dhibaatada internetka.

Akhri: Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Cawday Dhaliilaha Loo Jeediyo Xukuumaddiisa

Hase yeeshee Madaxweyne Biixi oo maanta ka qaybgalay munaasibad loo qabtay 974-Arday oo ka qalin-jebiyey jaamacadda Cammuud, ayaa mar kale ka hadlay arrimahaa uu laba todobaad wax ka yar kaga hadlay munaasibad sidan oo kale,

Halkan Ka Daawo khudbada Madaxweynuhu arrimahaa iyo kuwo kale kaga hadlay.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post