#Araweelo_News_Network.

 

Caynabo(ANN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi iyo wefdigiisa oo safar shaqo ku maraya gobolada Bariga Somaliland, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Nagaalada Caynaba iyo deegaamada hoos yimaada.

Madaxweyne Biixi oo fagaare kala hadlay Kumanaan shacabka Caynaba ah, ayaa ka Hadlay xaaladda xolligan ee dalka iyo dareenkiisa dadka reer Caynaba.

Muuqaalkan Ka Daawo.

https://fb.watch/u3irbzkLD9/?mibextid=Nif5oz