X
    Categories: Warar

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefdi Ka Socday Hay’adda Xidhiidhisa Gargaarka Iyo Deeqaha Midawga Yurub

Araweelo News Network

kulanka Madaxweynaha iyo Hay’adda


Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socotay Hay’adda Xidhiidhisa Gargaarka Bini aadanimado ee loo soo gaabiyo OCHA (Office for the Coordination of Humanitarian Affairs) iyo Midawga Yurub oo ah Echo.

Wefdiga ka socday Haya’dda Xidhiidhisa Gargaarka Bini aadanimado ee loo soo gaabiyo OCHA iyo Midawga Yurub oo ah Echo oo ay ka socdeen Justin Brady iyo Yahaan, waxay Madaxweynaha Somaliland ka wada hadleen xaalada Abaaraha dalka iyo arrimo kale.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post