Araweelo News Network

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo oo la kulamay wefdi ka socda Dalka Czech Republic

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo oo la kulamay wefdi ka socda Dalka Czech Republic

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda dalka Czech Republic, kuwaas oo booqasho ku yimi Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland Wefdiga ka socday Dalka Czech Republic, waxay ka wada hadleen arrimo la xidhiidhka labada dal iyo ahmiyada ay Dawlada Czech u leedahay Somaliland.

Halkan ka Daawo Muuqaalka kulankaa.