X
    Categories: Warar

Macluumaad Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Dalka Turkiga (Xogta Dahsoon)

Araweelo News Network

Ankara(ANN)-Mudooyinkii u dambeeyey wararka caalamka waxaa cinwaan u ahaa dalka Turkiga oo ay indhaha dunidu kusoo jeesteen ka dib inqilaabkii fashilmay ee la isku deyey in xukunka lagaga tuuro dawlada shacabku doorteen ee Rajab Dayib Ordogan hogaaminayo.

Haseyeeshee inqilaabkaas ayaa noqday kii ugu mudada gaabnaa ee dunida ka dhaca, isagoo socday muddo lix saacadood ah oo keliya.

Daawo Xogta Dahsoon

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post