X
    Categories: Warar

Maayarka Caasimadda Somaliland Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Mashaariic Ay Ka Fulinayaan Hargeysa

Hargeysa(ANN)Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid (Solteco), ayaa sharaxaad ka bixiyay maanta Mashaariic ay dawlada hoose ka hirgalinayso Suuqii hore loo odhan jiray Xero dhifta oo ah badhtamaha magaalada Hargeysa.

 

 
Maayar Cabdiraxman SOLTELCO, ayaa sheegay in Mashaariicdaa iyo Kuwo kaleba ay ka Mid Yihiin Qorshaha Saddex Biloodka soo socda ee ay ku hawl gali doonaan golaha deegaanka Hargeysa.
Warbixin Muuqaal ah oo Maayarku ku sharaxayo arrimahaa ka Daawo Halkan Riix

 

Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post