X
    Categories: Warar

Maaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Xiligan Ee Musharaxnimada

Hàrgeysa

Madaxweyne Silanyo iyo wefdigiisa oo kudo laabtay dàlka  19 Oct, 2015

(ANN)Madaxweynaha Somàliland Axmed Siilaanyo oo kasoo laabtay safar uu Kusoo maray dalalka Imaraadka, Irelànd iyo Britain, ayaa kasoo degey goor dhowayd Madaarka Caàlamihgà ah ee Egal International Airport.

MadaxweyneSiilaanyo oo weriyayasha kula hadlay qolka VIP-da,  Wuxuu shaaxaad kooban ka bixiyay ujeedada safarkiisa iyo Masuuliyiin uu kula kulmay dalalka uu soo maray, bàlse Wuxuu afka ka xidhtay inuu soo qaado xaalada kacsan ee loolanka xisbigiisa dhexdiisa.

Weriyayasha ayaa lagu war geliyay in madaxweynuhu safar dheer oo qaatay dhawr iyo tyoban saacadood Kusoo jiray, sidaa awgeed aan wax su,aalo ah là weydiin, bàlse waxa loo ogolaaday suxufiyiinta su’aal keliya, taas oo là weydiiyay Madaxweyne Siilaanyo inuu yahay musharax xisbigiisa iyo inaanu shaaxnayn, wuxuuna ka bixiyay Su’aasha jawaab dublamaasiyadeed, isagoo sheegay in marka là gaadho xiligeeda uu ka jawaab doono, bàlse aanu xilligan arrintaa ka hadlayn.

Madaxweyne Siilaanyo, Wuxuu sheegay in aanu xisbiga KULMIYE cidna u xidhnayn ee lagu dhextartami doono marka là gaadho.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post