X
    Categories: Warar

Maareeyaha Dekedda Berbera Oo Ka Hadlay Dilka Taliyihii Qaybta Booliska Saaxil

Araweelo News Network

Mogadishu (ANN) Mareeyaha Dakada berbera Eng: Cali Cumar Maxamed Xoorxoor ayaa ka hadlay dilka taliyahii Qaybta Booliska ee Berbera Gaashaanle Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud Maxamed (Casayr).

Eng. Cali Xoor Xoor waxaanu sheegay inuu ka makhraati kacayo in Marxuumku ahaa shaqsiyad wanaagsan, isagoo yidhi,
“Waan Tacsiyaynayaa shacabka Somaliland, Ciidanka Booliska, dadka Reer Berbera Qoyskii iyo guud ahaan qaranka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud oo gacan ka xaqdarani dishay, wuxuu ahaa dil foolxun, waxaana ku hawlanayn sidii loo soo qaban lahaa kuwii geystay dilkaa.
Marxuumka inntaanu wada shaqaynaynay ma badnayn laakiin waxa uu ahaa shakhsi wanaagsan oo aan dadka dhibin, waxaan Illaahay la hortegayaa inuu ahaa adoon wanaagsan oo Cibaaddada ku fiican “ayuu yidhi Cali Xoor xoor .

Follow us: @Araweelonews on Twitter | Arraale M Jama
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 659107347

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post