X
    Categories: Warar

Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Cabdirashiid Oo Baaq U Diray Dalka Kenya Ee Xidhay Xawaladaha Somalida

Hargeysa(ANN)Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group oo ka mid ah shirkadaha ugu caansan xawaaladaha lacagta, ayaa ka hadlay qorshaha Dawlada Kenya ku mamnuucday xawaaladaha sida sharciga ah uga shaqaynayay dalkeeda.

Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil), wuxuu waraysi arrimahaa la xidhiidha kaga hadlay Idaacadda Maraykanka ee VOA, laameheeda Afsoomaaliga iyo qaybta caalamiga ah ee ku baxda Luqada Ingiriisida.

Maamulaha Guud ee Dahabshiil Cabdirashiid Ducaale, wxuu waraysiga uu arrintaa kaga hadlay u dhacay sidan:

Daawo ama Dhegeyso Halkan Riix.

Araweelo News Network

Somaliland Office

Email info@araweelonews.com

Jaamac132@gmail.com

Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post