X

Maamulaha Dahabshiil Group Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynihii Hore Muuse Biixi

Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) ayaa kulan booqasho ah ugu tegey Madaxwaynihii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi 23 Feb 2025.

Araweelo_News_Network

Hargeysa (ANN)-Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) ayaa kulan booqasho ah ugu tegey Madaxwaynihii hore ee Somaliland ee lagaga guulaystay doorashadii 13 Nov 2024,  Muuse Biixi Cabdi.

Kulanka ayaa ka dhacay Beerta uu deganyahay Madaxweynihii hore ee ku taal Waqooyiga Magaalada Hargeysa.

Muuqaalkan ayaa lagu sheegay waxyaabah kulanka ay kaga wada hadleen Maamulaha Guud ee Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Ducaale (Dahabshiil iyo Madaxweumihii hore.

Halkan ka Daawo Muuqaalka.

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post